Jidadka Muhiimka ah ee Muqdisho intooda badan oo saaka xiran & amniga oo la xoojiyey

Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho intooda badan ayaa saaka xiran, iyadoo uusan jirin wax gaadiid ah oo isticmaalaya. Jidadka ayaa sida la sheegay saaka loo xiray sababo la xiriira iyadoo maanta ay ku beegan tahay xuska sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay qaraxii Zoobe oo dhacay 14-kii October ee sanadkii hore. Ciidamada ammaanka dowladda oo … Continue reading Jidadka Muhiimka ah ee Muqdisho intooda badan oo saaka xiran & amniga oo la xoojiyey